Soomaali lagu dilay Magaalada Johannesburg & faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)

Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu dilay maanta dukaankiisa oo ku yaalla Xaafada Mayfair oo ka tirsan magalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika. Allah u naxariistee muwaadinka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Abdinaafac Macalin Ibraahim. Waxaa lagu dhax dilay dukaankiisa oo ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha Park Avenue Stationers ee bartamaha xaafada ay soomaalida … Continue reading Soomaali lagu dilay Magaalada Johannesburg & faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)